Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka DFS oo lagu dilay Muqdisho

April 22, 2014 - Written by Editor

BaarlamaankaMuqdisho:-Waxaa saaka mar kale lagu dilay magaalada Muqdisho Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaan ka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo lagu magacaabo Cabdicasiis Isaaq Mursal xili la sheegay in uu ku sugnaa degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir kuna sii jeeday xarunta golaha baarlamaan ka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Allaha u naxariistee  Xildhibaan Cabdicasiis Isaaq Mursal ayaa waxaa dilay rag ku hubaysan Bistoolado  ka dibna ku baxsaday gaari ay wateen sidda ay sheegeen dad goob joogayaal ahaa oo ka dhawaa goobta lagu dilay Xildhibaanka.

Dilka Xildhibaan Cabdicasiis Isaaq Mursal ka dib ayaa waxaa goobta soo gaaray ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyagoo bilaabay baaritaano, dilka Xildhibaan Cabdicasiis Isaaq Mursal ayaa waxaa uu noqonayaa Xildhibaankii labaad ee ka tirsanaa Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu dilo magaalada Muqdisho mudo ka yar 48 saac

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online