
(July 10, 2014)
Boosaaso:-Xaflad heersare ah loo soo agaasimay ayaa maanta waxay ka dhacday Masjidka Wayn ee Al- Rowda ee magaalada Boosaaso taa oo abaalmarinno lagu gudoonsiiyay ardeydii ku soo baxday tartankan qu Ninkii sahlay weerarkii Villa Soomaaliya qorshihiisuna ahaa in lagu dilo Ra’iisul wasaaraha DFS oo la soo bandhigay.[Video]
(July 10, 2014)
Muqdisho:-Warbaahinta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay baahisay waraysi ay la yeesheen nin dhalinyaro ah oo ay qayb ka ahaa weerarkii habeenkii Talaadada ay ururka al-shabaab ay ku qaade

(July 10, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ah ee Golaha Wasiirada, waxaana looga hadlay arrimo

(July 10, 2014)
Garoowe:-Maanta oo ay taariikhdu tahay 10 bisha july 2014 waxaa xarunta madaxtooyada puntlnad ku shiray golaha wasiirada dawladda Puntland shirkaas oo khamiis’le ah iyadoo dood dheer iyo f

(July 10, 2014)
Nairobi:-Sh. Maxamed Sh. Cismaan, oo ah aasaasaha Jaamacadda Islaamiga ah ee Raaf, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Taleefishinka Somalichannel, gaar ahaan barnaamijka wacyo, waxa uu kaga warbixiyey

(July 10, 2014)
Nairobi:-Waxaa si habsami leh uga socoda wel Masjidka Al-hidaaya ee magaaalada Nairobi siminaarkii diiniga ahaa ee ay soo qaban qaabiyeen ururka Dhalinyarta ee (Peace and awareness youth group-PAY) oo
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|