Hay,ada SAAD oo Raashin u qeybisay Boqolaal qoys (Masawiro)

July 16, 2014 - Written by Editor

IMG_0591Jigjiga:-Hay,ada gargaarka iyo horumarinta deegaanka Somaalida itoobiya ee SAAD ayaa deeq raashin qaybin ah ka bixisay afarta ismaamul magaalo ee Jigjiga G,odey Dhagaxbuur iyo Qabridahar .

Barnaamijkan raashin qaybinta ah oo ay haydu fulisaa sanad walba bisha ramadaan waxaana sanadkaan ka faa,idaystay in ka badan 1200. oo qoys oo ah kuwa ugu danta yar .

Raashin qaybinta ka sokow waxay hay,adu inta badan gobolada deegaanka ka wada barnaami kaloo ah afur wadareed intii cuntada la kariyo ka dibna dadka masaakinta ahi ay si wadar ah u cunaan .

Hay,ada gargaarka iyo horumarinta deegaanka Somaalida itoobiya ee SAAD ayaa howlo balaaran ka wada deegaanada DDSI waana wax tar weyn markii loo eego dadka masaakinta ah ee aan haysan meel ay wax ka cunaan ama ay ka afuraan .

no images were found

Si kastaba ha ahaate hay,ada SAAD waxay ka mid tahay hay,adaha local ka ah mar walba waxay  garab taagan dadka aan hay,san quutul-duruurigooda

Hay,ada gargaarka iyo horumarinta SAAD
Jigjiga

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online