Labadii gacan ku dhiigle ee dilay Nafisa Cismaan oo la toogtay

July 15, 2014 - Written by Editor

dhagarMuqdisho:-Maxkamada ciidamada qalabka-sida ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saaka toogatay labo dhalinyara ah oo dilay alaha u naxariistee Nafisa Cismaan Salaad oo ahayd gabar arday ah dilkaas oo aad uga xumaadeen shacabka Muqdisho. Labada gacan ku dhiigle ee saaka la toogtay ayaa waxaa lagu toogtay barxadda iskool boliisiya ee magaalada Muqdisho waxaana goobta lagu toogtay goob joog ka ahaa guddoomiyaha maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka-sida Liibaan Cali Yaroow.

Guddoomiyaha Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka-sida Liibaan Cali Yaroow ayaa sheegay in Xasan Maxamed Cabdi (Salmaan) iyo Shaafici Cabdi Xersi (Shaataa) lagu fuliyey xukun ay muteysteen .Shacabka magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyey dilka lagu fuliyey Xasan Maxamed Cabdi (Salmaan) iyo Shaafici Cabdi Xersi (Shaataa) oo dilay Allaha u naxariistee Nafisa Cismaan.

Amniyaadka Al-Shabaab ayaa waxaa ay bilaabeen baryahan danbe in ay magaalada Muqdisho ku dilaan dumarka iyaga oo ku eedeeya in ay qaad iyo raashin ka iibiyaan ciidanka DFS.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online