Madaxweynaha Puntland Dr Gaas oo booqasho ugu tegay Sh Cabdi Qani Qorane[Masawiro]

July 24, 2014 - Written by Editor

2Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Gaas ayaa maalintii shalay waxaa uu ku booqday gurigiisa Sheekh Cabdi Qani Qorane  oo dhaawac fudud uu ka soo gaaray shil gaari oo ka dhacay   deegaanka Rabaable oo qiyaastii 20 KM dhinac Koonfureed uga beegan magaalada Garowe oo ku dhawaad 8 qof ay ku dhinteen.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  iyo wafdiga la socday  ayaa u jeedka booqashadoodu waxay ahayd in ay arkaan xaalada caafimaad Sh Cabdi Qani Qorane , Booqashada Madaxweyne Gaas uu ugu tegay Sh Cabdi Qani Qoarane ayaa waxaa ku weheliyey Ducaad, culimo , odayaasha dhaqan  iyo xubno ka mid ah xukuumada Puntland.

Allaha unaxariistee waxaa shil gaari ku geeriyooday  Cabdi Shakuur Maxamuud Gurey oo ahaa Agaasimihii hay’adda daryeelka bulshada Puntland , ayna walaalo yihiin Caaqil Cabdiweli Maxamuud Gurey oo ka mid odayaasha dhaqanka ee Puntland.

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online