Dowlada Mareykanka oo soo dhaweeyey Safiirka Cusub ee DFS Omar Abdirashid Ali Sharmarke

July 15, 2014 - Written by Editor

IMG_86156214051043Washington:-Madaxweynaha dowladda Maraykanka Brack Hussein Obama ayaa maanta ka gudoomay safiirka cusub ee DFS u fashin doona dalka Maraykanka waraaqihii aqoonsiga safiirnimo Dr.Omar Abdirashid Ali Sharmarke.

Dowlada Maraykanka ayaa mudo laga joogo 20 sano  wax xiriir diblamaasi la lahayn dalka Soomaaliya balse Isbuucii hore ayaa Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu danjiraha Soomaaliya u fadhin doona dalka Maraykanka u magacaabay Dr.Omar Abdirashid Ali Sharmarke

Danjiraha Cusub ee Soomaaliya u fadhin doonta Dalka Maraykanka Dr.Omar Abdirashid Ali Sharmarke ayaa waxaa uu la kulmay maanta Madaxweynaha dalkaas Barack Obama .

Dowlada Mareykanka ayaa waxaa ay dano badan  ka leedahay  dalka Soomaaliya waxaana ay saldhigyo ciidan ku leedahay magaalada Muqdisho gaar ahaan xerada xalane ,waxaa sidoo kale jooga ciidamo ka qeyb qaata dagaalada ka dhanka ah Al-Shabaab waxaana arinkaas in badan kashfiyey wargeysyada caanka ah ee ka soo baxa dalka Maraykanka.

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online