Masjidka Abuhurayra ee Toronto oo Laascaanood gaarsiiyay Zakaatu-Fidri loo qaybiyay dadka Danyarta ah.[Video/Masawiro]

July 27, 2014 - Written by Editor

DSC_0427Laascaanood:-Waxaa magaalada laascaanood maanata soo gaadhay Deeq Zakaatul-Fidri ah taas oo ay soo direen Jamacaada Masjidka Abuhurayra ee Magaalada Toronto -Canada jeemacadaas ayaa waxaa wakiil ogahaa Sh.Abshir Cawil Cabdi , Waxaana Lagu soo hagaajiyay sheekh Siciid Axmed Cadar oo kamid Culimada Gobolka Sool Sheekha ayaa waxa uu halkaas ka sheegay Qoysaska Ka fa aiidaystay Zakatul-Fidriga oo tiradoodu dhamayd 120,Qoys oo laga soo qoray dhamaan Xaafadaha ,Magaalad Laascaanood.

Dadkan ayaa wajiyadooda waxaa kamuuqtay Baahi ay u qabaan in guud ahaan walalha soomaaliyeed ay soocaawiyaan.waxaa halkaas kamahad Celiyay Dadkii qaadanayay Zakaatul-Fidriga jaamac waa aabe Danyara waxa uu yidhi aad ayaan ugu baahnaa in la isoo Caawiyo waana u mahad Celinayaa dhamaan walaalaha deeqdan noo soo diray.

Raashinkan ayaa waxa uu ka koobnaa Bur.Iyo Bariis Kaas oo aad looga isticmaalo wadanka Gudihiisa guud ahaan magaalada laascaanood ayaa waxa sanadkasta soogaadha caawino ay soodirayaan walaaha soomaaliyeed iyo qurbo joogta deegaanadan u dhalatay.

Culimada Magaalada Laascaanood ayaa siwayn dadka ugu buuriya in dadka danyarta ah la siiyo Zakaatul-Fidriga waxaana laga dareemayaa gudha magaalada Laascaanood maalmihii ugu dambeeyay Dadka danyarta ah oo siwayn loo siinayo raashin kaladuwan dharka ciida waana waxa dadka Muslimka ah looga baahan yahay inay is caawiyaan.

no images were found



Hoos ka Daawo Video-ga

C/kariim C/llaahi
Lascanod,Somalia

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online