
(July 19, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kullan kula qaatay Madaxa Xafiiska UNFPA ee Puntland Mr Bakhtior Kadirov

(July 19, 2014)
Buuhoodle:-Waxaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobalka Ceyn ku geeriyooday alaha u naxariistee Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe Duraan oo ka mid ah isimda ugu culus deegaanada gobalka Ceyn waxaana uu

(July 19, 2014)
Laascaanood:-Galabta oo ay Tahay 20 Ka Bisha Ramdaan Waxaa Magaalada Laascaanood lagu so gabagabeeye Tartanka Qur'aanka ee Ramadan Walbaaba ka Dhici Magaalada . Xalada Ballaaadhan oo ka Dhacday Mas

(July 19, 2014)
Mogadishu, July 19, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Siihayaha cusub Safaaradda Qatar ee Soomaaliya E Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abubakar Sheekh Maxamed Umal (Dhageyso)
(July 18, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya oo uu maanta jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal wuxuuna Sheekha si fa

(July 18, 2014)
Garoowe:-Maanata oo bisha ramadaan ahayd 20 sanadka 1435H kuna began 18/07/2014M waxaa ka bilowday masjidka al hudaa ee magaalada garoowe tartankii qur,aanka kariimka ahaa, furitaanka ayaa waxaa ka so

(July 18, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha DGPL Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Magaalada Garoowe Gaar ahaan Masjid Al-Hudda kaga qayb galay Munaasabad lagu daahfurayay Tartanka Qur’aanka Kariimka ah kaasi oo

(July 18, 2014)
Garoowe:-Guddiga dhismaha buundada Midigar ee Sunijiif ayaa ugu baaqay jaaliyaddaha reer Puntland ee dalka dibadiisa inay ka qeyb qaataan dhameystirka buundada oo haatan maraysa meel gabagabo, Godoomi

(July 17, 2014)
Gaza:-Wararka ka imaanaya magaalada Gaza ayaa sheegaya in cadowga yahuuda ay duulaan balaaran ku qaadeen magaalada Gaza oo ay gacanta ku hayaan Ururka Xamaas wariye uga soo warama Gaza Tv Al-Jazeera a

(July 17, 2014)
Nairobi:-Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi, ayaa waxaa toddobaadkii ugu dambeeyey galay siminaar diini ah, kaasoo socday bishan Ramadaan oo dhan. Siminaarka oo sanad walba la qabto, ayaa waxaa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|