Sh. Maxamuud Shibli iyo Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey ciidda fidriga [Daawo]
(July 27, 2014)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shibli, iyo Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa guud ahaan umadda muslimka ah, gaar ahaan tan Soomaaliyeed, ugu hambalyeeyey munaasabadda ciidda fidriga, iyagoo ugu duceeyey in I

(July 27, 2014)
Muqdisho:-Mu’asasada Safa ee Dacwada iyo Horumarina waxay maanta oo taariikhda tahay 29 ramadaan 1435H qabatay xaflad ay ku soo gunaanaday tartankii quraanka kariimka oo lagu qabtay masjidka Abuubak

(July 27, 2014)
Garoowe:-Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Puntland Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame oo Warbaahinta kula Hadlay aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland ayaa sheegay in meelo badan oo Puntland ah la

(July 27, 2014)
Garoowe:-Mu’asasada Al-minhaaj Faraceeda Gobolka Nugaal ayaa maantay ciid siin usamaysay in kabadan100 Caruur oo iskugu jirta agoon iyo caruur aan waxba haysan waxaana dadkaan loo qaybiyay lacag

(July 27, 2014)
Buuhoodle:-Tartanka Quraan Akhriska oo bisha barakaysan ee Ramadaan ay ku tartama yeen 37 arday oo ka kala socdey madarasadaha Buuhoodle ayaa lagu soo gaba gabeeyey Masjidka Weyn ee Buuhoodle. Munasib Sacuudiga oo laga arkay bisha iyo maalinta beri oo ah maalin ciid ah
(July 27, 2014)
Riyaad:-War goordhow laga arkay Bisha dalka Sacuudiga iyo dalal kale oo carbeed sidaas darteed maalinta beri oo ah Isniinta ayaa ah Ciid, waxaa kale oo ay maalinta beri ah ciid u tahay dalalka k

(July 27, 2014)
Laascaanood:-Waxaa magaalada laascaanood maanata soo gaadhay Deeq Zakaatul-Fidri ah taas oo ay soo direen Jamacaada Masjidka Abuhurayra ee Magaalada Toronto -Canada jeemacadaas ayaa waxaa wakiil ogaha

(July 27, 2014)
Laascaanood:-Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinaynaa muxaadaro uu Sh.Maxamuud Maxamed Xalliike uga hadlay Axkaaamta Ciidu Fidriga ,muxaadaradaan ayaa waxaa uu Sheekhu uu ku faahfaahiyey Axkaamta Ciidu

(July 27, 2014)
Gaalkacyo:-Mu’assasada Al-minhaaj faraceeda gobolka Mudug ayaa soo gaba-gabeeysay tartan socday bisha Ramadaan kaas oo ay ka qeyb-galeen ardey ka socotay 13 masjid oo ku yaalla Gaalkacyo. Ardayda ka

(July 27, 2014)
Garoowe:-Jumciyada Wanaag farida iyo xumaan reebida ee ka howl gasha Caasimada Puntland ee Garoowe waxay sanad walba bisha ramdaan qabataa barnaamaij lagu afurinayo dad boqolaal ah waxaana dadka
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|