Barmaamijka ciidaynta Agoonka oo lagu qabtay Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee Qardho.[Masawiro]
(July 27, 2014)
Qardho:-Waxaa Maanta 28 ramadaan lagu soo gabagabeeyay Masjidka Cumar binu Khadaab ee magaalada Qardho Mashruucii ciidsiinta Agoonta ee ay soo qabanqaabisay Mu'asasada Al-minhaaj ee magaalada Qardho,
Caruurta Agoonta ah ee ku jirta Xarunta agoomaha ee Laascaanood oo qaarkood la soo gaadhsiiyay dharkii ciida[Masawiro]
(July 27, 2014)
Laascaanood:-Xarunta agoomaha ee Magaalada Laascaanood oo maanta qaarkamida Caruuta ku jirata la soo gaadh siiyay Dharkii Ciida kaas oo ay ugu deeqday Faadumo Jaamac Cabdi Bile Oo dagan uk deeqdan aya
Nairobi iyo Ciida Sh.Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah (Daawo)
(July 27, 2014)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa hadal kooban oo ku aadan xiliga ciida ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq wuxuuna Sheekha ka ha
Golaha Wasiirrada oo isku raacay Safaaradaha dibedda ay ku leedahay Soomaaliya in tiradooda lagu soo koobo 31.[Dhagayso]
(July 26, 2014)
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlayay dib-u-habayn lagu sameeyo Safaaradaha ay Soomaaliya ku leedahay Caalamka, waxaana kulanka shir
Xusuusin naftayda iyo tiinaba W/Q Sh Maxamuud Sh Xassan
(July 26, 2014)
Ciiddu waa muuqaal tilmaamaya Caqiido, tawxiid iyo weynaynta Allaah.Waxaana lagu dhawaaqaa الله أكبر الله اكبر الله  أكبر لاإله إلا لله الله أكبر الله
Madaxweynaha DGPL oo booqday dhaawaca Askar ka tirsan Ciidanka Puntland oo gaari kula dhacay Garowe. [Masawiro]
(July 26, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha DGPL Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Cisbitaalka Weyn ee Magaalada Garoowe ku booqday dhaawaca askar ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland oo gaari ciidan uu kula dhac
Hay’adda HARO oo barnaamij anfurin ah u sameysay in ka badan 300 qof (Masawiro)
(July 26, 2014)
Garoowe:-Mashruucaan afurinta dadka masaakiinta ayaa ah waxaa ay ka bilowday magaala Garowe bisha soon, iyadoo goobta afurinta lagu qabtay dugsiga alxikma. Sh. Yaasiin C/llaahi oo ah wakiilka hay’ad
Wafdi uu hogaaminayay Garaad Saleebaan oo lagu soo dhaweeyey Garoowe[Cod/Masawiro]
(July 26, 2014)
Garoowe:-Magaalada Garoowe ee Caasumada Dowladda Puntland ayaa maanta waxaa siweyn loogu soo dhaweeyay Wafti balaaran oo uu hogaaminayay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed .Soo dhaweynta Waftigaasi waxaa
Ciyaaryahan Lionel Messi oo Malaayiin Doolar ugu Deeqay dowladda Israil xili ay Xasuuq ka wadaan Gaza.[Video]
(July 25, 2014)
London:-Ciyaaryahanka reer Argentiin ee lagu magacaabo Lionel Messi ayaa waxaa uu lacag Malaayiin doolar ah waxaa uu ugu deeqay dowladda Israil xili ciidanka Israil ay duqeyn iyo xasuuq ka wadaan maga
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Hidaaya Sh.Xassan Ibrahim Ciise (Dhageyso)
(July 25, 2014)
Nairobi:-Sh Xassan Ibrahim Ciise ayaa khudbadii Jimce waxaa uu ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi waxaan uu Sh Xassan uu kaga hadlay Zakaatul fitri ga waqtiga ay wajibayso dadka ay k

« Previous PageNext Page »