Muxaadaraadkii dabar goynta Qabyaalad Sh.Axmed Abdisamad. [1-5 Video]

July 16, 2014 - Written by Editor

DSC00246Garoowe:-Waxaa maantay oo taariikhdu tahay 09/07/2014 masjidka Alhuda ee magaalada Garoowe muxaadaraad ka bilaabay Sh axmed Cabdisamad, Sheekha ayaa waxaa uu muxaadaraadkiisa cinwaan uga dhigay “Dabar goynta qabyaaladda’’ Muxaadarada Sheekh ayaa waxaa ay ku soo beegmaysaa waqti dad weynuhu aad ugu baah naayeen in loo cadeeyo qabyaalada iyo heerka diinta islaamku dhigtay .

Sheekha oo maantay galay darsgii 1aad ayaa waxaa uu kaga hadlay qabiilka iyo habka eebe yiri ha loo adeegsado waxaana sheekha oo soo daliishaday ayaad ka mid ah Qur’aanka Kariimka ah iyo sunada nabiga SALALAAHU CALEYHI WASALAM ku tilmaamay habka maantay in badan oo ka mid ah bulshada soomaaliyeed ay u adeegsadaan si khaldan oo ka soo horjeeda sidii eebe ina faray waxaana sheikh axmed uga digay bulshada in la khilaafo wixii eebe uga digay taas oo haday dhacdo sheekhu timaamay in laga dhaxlayo cadaab iyo ciqaab alle .

Sheekha oo lagu yaqaan in uusan runta dhinackamarin ayaa waxaa uu tusaale usoo qaatay erayo badan oo bulashadu isku yiraah daan markay is kugu faanayaan qabyaalada waxaana sheekhu cadeeyay waxa soomaliya halkaas dhigay in ay tahay qabiilka oo Aan booskii Eebe dhigay loo adeegsan.

Waxaana muxaadaradaan oo ay xigi doonaan muxaadaraad kale si dhamays tiran sheekhu u ga hadli doonaa

(1)Waa maxay waxa u dhaxeeya qabyaalad iyo qabiil

(2)Habkee eebe u dajiyay in loo adeegsado qabiilka

(3)Maxaa kadhalan kara hadii la khilaafo amarka eebe

Iyo qayba kale oo badan oo dhamaan khuseeya ciwaanka dabar goynta qabyaaladda


Hoos ka Dhagayso muxaadaradii Qabyaalada ee uu jeedyey Sh Axmed Cabdisamad qaybtii 1aad



Hoos ka Dhagayso muxaadaradii Qabyaalada ee uu jeedyey Sh Axmed Cabdisamad qaybtii 2aad

Hoos ka Dhagayso muxaadaradii Qabyaalada ee uu jeedyey Sh Axmed Cabdisamad qaybtii 4aad

Hoos ka Dhagayso muxaadaradii Qabyaalada ee uu jeedyey Sh Axmed Cabdisamad qaybtii 5aad

Nuur Jaamac Aadan (nuurjaamac21@gmail.com

Mu,asasada Alminhaaj

Garowe puntland Somalia

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online