Shirweynihii 9aad ee daladda waxbarashada ahliga ah ee PEN oo ku soo gaba gababoobay Garoowe.[Masawiro]

July 16, 2014 - Written by Editor

20140714_163048Garoowe:-Waxaa soo gaba gaboobay kulan ay isugu yimaadeen xubnaha ku bohoobay daladda waxbarashada ahliga ah ee PEN (private Education Network) kulankii sanalaha ahaa. Kulankan oo ah mid la qabto sanadkiiba mar ayaa looga hadlaa arimaha waawayn ee daladda hortaagan sidda usamaynta ardayda ka qalinjebiyay dugsiyada sare shahaadada, u raadinta scholarship ardayda kaalimaha gashay iyo xalinta caqabdihii hortaagnaa sanadkaas tegay.

Kulanka oo socday laba maalmood ayaa laysku afgartay doodo dheer ka dib dhaman ajandihii shirku ka koobnaa. Daladda waxabasahada ahliga ah ee (PEN) ayaa la asaasay sanadkii 2005 iyadoo ay keentay baahi loo qabay midaynta dugsiyadaas ku bahoobay daladda oo ay hoo hoostagaan in ka badan 25 mu’asaso oo ku yaal dhamaan deeganada Puntland waxana ka mid ah:-

1. Dusiga Imam Shafici Bosaso.

2. Dugsiga Imam Nawawi Bosaso.

3. Dugsiga Al-najax Bosaso.

4. Dugsiga Sh. Xamdaan Bosaso.

5. Dugsiga Al muntada Qardho.

6. Dugsiga Alwaxa Garowe.

7. Dugsiga Imam Nawawi Garowe.

8. Dugsiga Galdogob magaalada Galdogob.

9. Dugsiga Al-furqaan Baran.

10.Dugsiga Al-nur Baran.

11. Dugsiga Xaaji Cali Biixi Galkacyo.

Isku soo wada duuboo dugsiyada ku bahoobay daladan ayaa ah kuwii ugu horeeyay ee laga yagleelay burburkii ka dib deegaanda Puntland.

no images were found

Mu’ssadda Al-Minhaaj
Somalia, Garoowe

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online