Tartan Qur’aan Akhris ah oo lagu qabtay Masjid Alhuda Laascaanood[Masawiro]

July 9, 2014 - Written by Editor

IMG_9344Laascaanood:-Galabta oo ay ahay 10 ka Bisha Ramdaan Waxaa Magaalada Laascaanood ka bilowday Tartanka Qur’aanka ee Ramadaan Walbaaba ka dhici Jirey Sanad Walbaaba. Waxaa ka soo qayb galay 130 Arday kana kala socda 14 Dugsi Qur’aan.Iyadoo 87 Wiilal yihiin , 45 Gabdho Yihiin .Waxey u kala tartamayaan 30 ,Juz, 20 , Juz, 10 , Juz iyo 5 Ta Juz ee Qur’aan ku ka kooban yahay .

Tartanka ayaa waxaa lagu qabtey Masjid Alhuda-Lasanod-  Xaflada Furitaanka Tartanka , Iyadoo Maalmaha Soo Socda Si toosa uga Kala Socon Doona Labada Masaajid ee Alhuda iyo Khadiija oo Gabdhaha ah .Tartanan oo ay Soo Qaban Qaabisey Hay’ada Qur’aanka ee Jamcitu Alnuur .

no images were found

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online