Idaacad Islaamiga ee Al-Nuur ee magaalada Muqdisho. [Dhageyso Live]

July 14, 2014 - Written by Editor

Radio_alnurMuqdisho:-Idaacadda Alnuur waa idaacad dacwi ah, cilmi ah, xambaarsanna dhaqanka islaamka.Idaacaddu waxaa la’aas aasay oo dhidibada loo aasay  bishii kowaad sanadkii 1434H oo ku beeganayd bishii laba iyo tobanaad 2012M, waxay idaacadda Alnuur ku taalaa magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya. Idaacadda Alnuur waxaa laga dhageystaa oo ay sitoos ah ugaartaa Gobolada Banaadir, Shabeelada hoose iyo Shabeelada dhexe waxaana la rajaynayaa mustaqbalka dhow in Idaacadda ay si toos ah ugaarto gobolada dalkeena Soomaaliya oo dhan, waxaa ay idaacaddu kasoo gasho muujadda FM dhererkeeduna yahay 106.6 MHz.

Idaacada Islaamiga ee Al-Nuur waxaa sidoo kale si live ah looga dhageysan karaa mareegta Halgan.net oo mar walba u taagan faafinta kheyrka.

Halkan ka Dhageyso Live Idaacada Islaamiga Al-Nuur

Hadii aad rabto in aad si live ah u dhageysato Idaacada Al-Nuur waxaad u baahan tahay in aad soo gishato kumbuyuutarkaaga barnaamijka itones

Halkan ka soo degso Barnaamijka Itones oo free ah   ku qor Emailkaaga ka dibna soo dajiso

Halkan ka eeg Jadwalka Idaacada Islaamiga ee Al-NuurBisha Ramadaan

Maamulka Idaacada Al-Nuur Live
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online