BBC-da oo waraysi gaar ah la yeelatay Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud.[Dhagayso]

August 7, 2014 - Written by Editor

madaxweyne-hasanWashinton:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda BBC-da ee laanta Af-ka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in dowladdiisu ay faa’iido ka heshay shirka madaxda dalalka Afrika iyo Mareykanka ee lagu qabtay magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka. Madaxweyne Xassan Sh.Maxamuud ayaa xusay in qaar ka mid ah Golahiisa wasiiraddu ay ku weheliyaan safarkiisa ay kulamo gaar gaar ah la yeesheen dhigood dalalka Afrika si ay xiriirka Soomaaliya iyo dalalka Afrika ay u wanaajiyaan.

Shirka madaxda dalalka Afrika iyo Mareykanka ee lagu qabtay magaalada Washington DC ayaa waxaa lagu marti qaaday ilaa 50 hoggaamiye Afrikaan ah iyadoo shirka waxyaabaha looga hadlay ay ka mid ahaayeen ganacsiga, dhaqaalaha, horumarinta iyo dhinac amniga.

Hoos ka Dhagayso Waraysi idaacadda BBC-da ay la yeelatay Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/pshzi9ocr8/waraysixassanbbc.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

 

Source: BBC

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online