Golaha Wasiirada oo meel-mariyay Hindise sharciyeedka Hubka wax-dila.[Dhagayso]

August 7, 2014 - Written by Editor

Ridwaan_XaajiMuqdisho:-Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta isugu yimid kulan koodii caadiga ahaa iyadoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan  Xirsi Maxamed ayaa looga hadlay xaaladda amniga dalka, waxaana sidoo kale lagu meel-mariyay Hindise sharciyeedka Hubka wax-dila.

Afhayeenka Ra’iisul wasaraha DF Ridwaan Xaaji Cabdiwali oo ayaa sheegay in ciidanka Dowladda federaalka ay fashiliyeen qaraxo ay doonayeen in ururka Al-shabaab ay ka geystaan magaalada Muqdisho isagoo xusay in la soo qabtay horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab.

Dhinac kale Afhayeenka Ra’iisul wasaaraha DFS Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa sheegay in dhawaan lagu soo wareejin doono gacanta DFS eedeysan ka tirsanaa Al-shabaab laguna magacaabo  Xassan Xanafi oo dhawaan lagu qabtay magaalada Nairobi iyadoo lagu eedeeyey in uu fududeeyey dilala dhowr ah oo loo geystay wariyaal ka howl geli jiray idaacaddaha magaalada Muqdisho

Hoos ka Dhagayso Afhayeenka Xukuumadda Ridwaan Xaaji Cabdiweli  oo Saxaafadda la hadlay.

[audio: http://k007.kiwi6.com/hotlink/c5zppc6nkk/Afhayeenka_.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online