Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq Sh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax (Dhageyso)

August 15, 2014 - Written by Editor

Sh Dr_AdamNairobi:-Sh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax ayaa khudbadii jimcaha ee maanta uga hadlay sidda Islaamka uu u qiimeeyey Xishoodka isagoo Sharecadeenu ay sheegtay in Xishoodku uu yahay qayb ka mid ah Imaanka. h Dr.Aadan Sh.Cali Saalax  ayaa ugu baaqay dadweynihii Khubadii Jimcaha  dhagaysnaya waxaa uu ugu baaqay in la ilaaliyo xishoodka isagoo sheegay in maalmahaan ay soo baxday in gabdhihii wanaagsan ee Xijaabnaa lagu soo duulay oo hadda la bedelayo Xijaabkii wanaagsanaa ee jidhkooda u asturayey.

Hoose ka daawo khudbadii jimce ee uu h Dr.Aadan Sh.Cali Saalax ka jeediyey Masjidka Abubakar ee magaalada Nairobi

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/5jf223twje/Axayaa_somali.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

 

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online