Muslimiin Suni ah oo lagu xasuuqay gudaha Masjid ku yaal Ciraaq (Daawo)

August 23, 2014 - Written by Editor

ciraaqCiraaq;- Wararka ka imaanaya dalka Ciraaqa gaar ahaan deegaanka Bani Weys ee duleedka degmada Bacquubah gobolka Dayaal ayaa sheegaya in ka badan 70 Muslimiin ah lagu dilay gudaha Masjid waxaan xasuuqa geystay koox Shiico ah oo Hubeysan

Wararka ayaa sheegaya xili lagu jiray Salaadii Jimce oo uu Masjidka Muscab Ibnu Cumeyr aad u buuxay ayaa koox hubeysa ay soo galeen gudaha Masjidka iyaga oo rasaas ooda uga qaaday dhamaan muslimiintii tukaneysay waxaana halkaas ku dhintay 70 qof in ka badan waxaana dhaawac halis ah uu gaaray ilaa 50 kale

Weerarkan ayaa waxaa geystay koox shiico ah oo lagu magacaabo  kooxda Casaa’ib Ahlul Xaq oo ah koox xagjir ah oo lagu soo tababaray dalka Iran.

Hogaamiyaasha Qabaailka Suniga ee degmada Bacquubah ayaa ku baaqay in dhamaan dhalinta suniga ah ay qaadaan hubka si la iska difaaco kooxaha Shiicada ah ee gumaadka ku wada Muslimiinta suniga ah ee Ciraaq

no images were found

Hoos ka Daawo Xasuuqa Muslimiinta Suna ee Diyaala ee lagu laayey Masjidka Muscab Ibnu Cumeyr

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online