Ururka Badbaado garabkiisa hablaha oo soo gaba gabeeyay dawrooyin Muhiim ah (Masawiro)
(August 6, 2014)
Boorame:-Aroornimadii khamiista oo ay bishu ku beegneeyd 4-shawaal  waxaa si farxad iyo reynreyn ah ku soo gaba gaboowday xaflad aad u balaadhan oo ay  soo agaasimeen ururka badbaado garabka hablaha
Faysal Cali Waraabe oo ka warbixiyey qaabka uu wiil uu dhalay ugu biiray kooxda Daacish.[Dhagayo]
(August 6, 2014)
Hargeysa:-Hoggaamiyaha Xisbiga UCID ee maamulka S/lland Faysal Cali Waraabe ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda BBC-da ee laanta afka-Soomaaliga ayaa waxaa uu u xaqiijiyey in wiil Soomaali ah
Furitaankii Shirweynihii Ardayda ka qalin jabisay Macaahida Islaamiga ee Soomaaliya.[Video]
(August 5, 2014)
Laascaanood:-Waxaa caawa idiin soo gudbinayanaa kulankii ay ardayda ka qalin jabisay Maacihidda Islaamiga ah ay ku yeesheen magaalada Laascaanood ee xarunt Gobolka Sool, Ardaydaan Macaahidda Islaamiga
Machadka Al-furqaan Buuhoodle oo soo dhaweeyey wefdi ka socda Machadka Galdogob‏.[Masawiro]
(August 5, 2014)
Laascaanood:-Ka dib shirweyne ka dhacay magaalada laascaanood oo ay isugu yimaadeen ardayda ka qalin jebisay 12 machad oo soomaaliya ku yaal  waxaa lagu dhisay dalad ay yeeshaan ardayda ka qalin jebi
Puntland TV oo hawada dib ugu soo laabatay ka dib markii ay askar gadoodsan gudaha u galeen.
(August 5, 2014)
Garoowe:-Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in ay xarunta Puntland TV la wareegeen ciidamo ka careysan saraakiil xilka uu ka qaaday Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiw
Sh Cadnaan oo ka hadlay Xaqiiqda kooxda Daacish.(Daawo)
(August 5, 2014)
Suurriya:-Waxaa halkaan idinkugu soo gudbinaynaa Kalimada uu Sh Cadnaan Carcuur uu uga hadlay Xaqiiqda kooxada isku magacawday dowladda Islaamiga ee Ciraaq iyo Shaam (Daacish)  iyo qaabkii ay ku soo
Hay’adda UNOPS iyo Shirkada CCECC ee dhisaysa Runwayga Garoonka Diyaaradaha Boosaso oo kala saxiixday Heshiis.(Masawiro)
(August 5, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta(5-8-2014)Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland Heshiis kama danbys ah ku kala saxiixday Masuuliyiinta Hay’adda UNOPS oo ah Hay’adda Mashaaraciida iyo Horumarinta
Sh. Bashiir Axmed Salaad Saddex M umadda ha loo ilaaliyo
(August 4, 2014)
Nairobi:-Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed Dr. Bashiir Axmed Salaad, ayaa caawa waxaa uu muxaadaro aad loo jecleystay ku qabtay masjidka Hidaaya ee magaalada Nairobi. Sheekha, ayaa waxa uu
Machadka Iimaamu Shaafici ee Degmada Yagoori ee Gobolka Sool oo Arday Abaalmarino Siiyay.[Video/Masawiro]
(August 4, 2014)
Laascaanood:-Munaasibadan ayaa waxa lagu qabatay Masaajidka wayn ee Degmada Yagoori ee Gobolka Sool waxaana loo qabtay arday Dhiganaysay  Machadka-Iimaamu shaafici Oo qaar kood u Gudbaya Machadka-Alf
Tilmaamaha Guud Ee Tubta Toosan, Sh Bashiir Axmed Salaad (Daawo+ Cod)
(August 4, 2014)
Nairobi:-Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Dr. Bashiir Axmed Salaad ayaa  xalay muxaadaro qiimo badan ka jeediyey Masjidka Abubakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana cinwaanka

« Previous PageNext Page »