Ra’iisul Wasaaraha DFS “Heshiiskii Maamul u sameynta gobollada dhexe wax saameyn ah ku yeelan maayo deegaanada ay Puntland maamusho”
(August 4, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka qeybgalay kulan uu soo abaabulay Machadka Cilmi Baarista (The Heritage), isagoo ka jawaab Taliyihii ciidanka Booliska Gobolka Bari oo qarax lagu dilay
(August 4, 2014)
Boosaaso:-Qarax is miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa waxaa ku dhintay Allaha u naxariistee Taliyihii ciidanka Booliska Gobolka bari G/sare Cabdiraxmaan Cali Cabbaas iyo qaar ka m Hay,adda SUNNA oo siminaar u soo xirtay 50 Macalin.[Masawiro]
(August 4, 2014)
Jigjiga:-Hay,ada SUNNA ee arimaha tacliinta iyo dacwada ayaa maanta waxay siminaar u soo xidhay 5o macalin oo wax ka dhiga dugsiyada qu,aanka ee magaalada Jigjiga waxaana xaflada lagu qabtay Hotel Xam Halgan.net oo Wareysi la yeelatay Sheekh C/laahi Sheekh Cumar Nuur (Akhriso)
(August 3, 2014)
Mecca:-Mareegta Halgan.net ayaa caawa waxaa ay idiin soo gudbineysaa Wareysi kooban oo aanu la yeelaney Sh. Claahi Sheekh Cumar Nuur (Abu C/raxmaan ) oo ka mid ah culumada waaweyn ee dalka Soomaaliy Ururka wacyigelinta iyo Nabadda oo maanta xaflad taariikhi ah ku qabtay Nairobi [Masawiro]
(August 3, 2014)
Nairobi:-Magaalo madaxda Kenya ee Nairobi gaar ahaanna xaafadda Soomaalida ee Islii ayaa maanta lagu qabtay munaasabad si weyn loo soo agaasimay, ayna ka dhex muuqdeen dad bulsho weynta Soomaaliyeed m Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Mr.Yuan Li. (Masawiro)
(August 3, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Shirkadda China Civil Engineering Construction Co Guddoomiyaha Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo caawa muxaadaraad ka bilaabaya Nairobi.
(August 3, 2014)
Nairobi:-Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed, Dr. Bashiir Axmed Salaad ayaa caawa waxa uu masaajidka Abuu Bakar sidiiq (6ka) ee magaalada Nairobi, ka bilaabayaa muxaadaradiisa koowaad oo ka Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-shaafici ee magaalada Johannesburg Sh Qaasim Cabdi Hayaan [Video]
(August 3, 2014)
Johannesburg :-Waxaa khudbadii Jimce ka jeediyey Masjidka Al-shaafici ee magaalada Johannesburg Sh Qaasim Cabdi Hayaan oo ka mid ah culimada iyo ducaada ku nool hadda Johannesburg , Sh Qaasim ay 3 dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab oo Muqdisho lagu toogtay
(August 3, 2014)
Muqdisho:-Maxkamadda ciidanka qalabka sidda ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxaa ay xukun dil ah ku fulisay saddex dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen in ay ka tirsan yihiin ururka Al-sha Xafladii xidhitaanka shirka ardaydii ka baxday Macaahidda Sharciga ah ee Soomaaliya.[Masawiro]
(August 2, 2014)
Laascaanood:-Waxaa xalay lagu qabtay Machadka Al-furqaan ee magaalada Lascanod xaflad lagu soo xidhayey shir ay Dalladda Macaahidada Sharciga ah ee Soomaaliya u qabatay arday ka socotey 12machad oo ka
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|