![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/08/DSC01241.jpg)
(August 30, 2014)
Garoowe:-Waxaa maantay lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe intention Sh Cabdi Qani Qorane ka dib markii shil gaari oo uu galay uu arrimo caafimaad uu u aaday dalka Jarmalka. Wararkii Ugu Dambeeyay ee Qabsashada Buulo-mareer (Dhageyso)
(August 30, 2014)
Buulemareer:-Ciidamada Midowga Africa oo ay weheliyaan kuwa dowladda Somalia ayaa maanta qabsaday degmada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii saaka waabarigii ay qaadeen howlgal c Mu’ssadda Al-Irshaad oo kulan tababar Macalimiinta ku qabtay London iyo Sh Bashiir Axmed Salaad oo ka qayb galay.[Masawiro]
(August 30, 2014)
London:-Waxaa Taariikhudu markay ahayd 25.08.14 ka dhacay xarunta horumarinta Malcaamadaha ee Mu'ssadda Al-rshaad ee magaalada London kulan tababar ah oo ay ka soo qayb galeen Macalimiinta malcaamadah Col.Bare Hiiraale iyo Ciidamadiisa oo lagu soo dhaweeyey Kismaayo
(August 30, 2014)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Col.Bare Hiiraale iyo ciidamo daacad u ah lagu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo ee xarunta goba Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada Buulo-Mareer
(August 30, 2014)
Buulo-Mareer :-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ula wareegay degmada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii saaka ay ciidamada huwanta ay dhowr jiho ka soo weerareen de Dagaal culus oo ka socda deegaano ka tirsan gobalka Sh/Hoose
(August 30, 2014)
Muqdisho:-Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka duulaan ku qaaday deegaano ka tirsan gobalka Shabellaha Hoose waxaana ay la wareegeen Deegaanka Golweyn. ciidanka huwanta ayaa ku sii jeeda degmada
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/08/13.jpg)
(August 29, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/08/sh-aden1.png)
(August 29, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya oo uu maanta jeediyey Sheekh Dr.Aadan Sheekh Cali Saalax waxaa uu si
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/08/Dugsiga_Daaru-Sacaada_Qardho-6.jpg)
(August 29, 2014)
Gaalkacyo:-Dugsiga Daaru Sacaada oo ka mid ah Dugsiyada lagu barto Qur'anka kariimka iyo Culuumta aasaasiga ayaa shahaadooyin siiyey 31 arday oo bartay Hingaadda akhriska Qur'aanka kariimka kadib mark
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/08/dhuxulow.jpg)
(August 29, 2014)
Mogadishu, 29 August 2014 – Wasiirka Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey mowqofka Dowladda Federaalka ee ku aadan weerarkii hubeysnaa ee s
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|