Abu Maxamed Al-Maqdasi iyo qeylo dhaan cusub (Akhriso)
(August 24, 2014)
Suuriya:-Abu Maxamed Al-Maqdasi oo ka mid ahaa wadaada lagu aafeeyey gaaleysiinta iyo caayda ayaa mar kale qormo u diray kooxha Islaamiyiinta ee dagaalka kula jira dowlada Suuriya waxaana uu Risaaladi
Mutamarkii 7aad oo Islaami ah oo lagu qabtay magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka[Masawiro]
(August 24, 2014)
Frankfurt:-Waxaa dhawaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Jarmalka ay ku qabteen Mutamarkii 7aad ee Islaami ah waxaan Mutamarka uu ka dhacay sanadkaan magaalada Frankfurt. Mutamarkaan Islaam
DFS oo waraaqihii Danjiranimo ka gudoontay safiirka cusub ee India
(August 24, 2014)
Mogadishu, August 24, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta kaga gudoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjir
Kulan ay yeesheen ardayda ka baxday Machadka Imaamul-bukhaari ee magaalada Galdogob.[Masawiro]
(August 23, 2014)
Galdogob:-Kulan balaaran ayaa wuxuu ka dhacay Machadka Imaamul-Bukhaari ee magaalada Galdogob, kulankaasoo ay soo qaban qaabiyeen ardayda ka baxday machadka ayaa ardaydii mataleysey ardayda ka baxdey
Muslimiin Suni ah oo lagu xasuuqay gudaha Masjid ku yaal Ciraaq (Daawo)
(August 23, 2014)
Ciraaq;- Wararka ka imaanaya dalka Ciraaqa gaar ahaan deegaanka Bani Weys ee duleedka degmada Bacquubah gobolka Dayaal ayaa sheegaya in ka badan 70 Muslimiin ah lagu dilay gudaha Masjid waxaan xasuuqa
Soomaali badan oo ku xir-xiran xabsiyada magaalooyinka waaweyn ee dalka Zambia.
(August 23, 2014)
Zambia.:-Iydoo uu dhawaan dalka Zambia, ka dhacay raaf loo geystay Soomaalida halkaas ku nool ayaa weli dad badan ay ku xiran yihiin xabsiyada magaalooyinka Lusaka iyo Indhola ee dalkaas. Dadka ila
Xafladii qalin jabinta Machadka Imaamu Dahabi ee magaalada Laascaanood.[Masawiro]
(August 22, 2014)
Laascaanood:-Maamulka Machadka Imaamu Dahabi ee Barashada Culuumta  Kitaabka  iyo Sunnaha  ayaa Gudoonsiiyey Shahaadooyin  Dufacdii koowaad ee Ardayda ka Qalin jabisey Machadka imaamu dahabi ee Ma
Madaxwaynaha Dowladda Puntland iyo Wafti uu hogaaminayo oo u dhoofay Dalka Ethopia.
(August 22, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u dhoofay Dalka Ethopia iyagoona ka amababaxay garoonka diyaaradaha ee Magaalo Madaxda Puntla
Bayaanka Gabogabada Shirkii 13-aad ee Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika
(August 21, 2014)
Columbus:-Waxaa maanta si habsami leh ugu soo gabogaboobay Hotel Ramada Plaza ee magaalada  Columbus, OH shirkii 13–aad ee Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika, shirkaas oo socday Au
Xeer Illaaliyaha Guud ee DFS oo warmurtiyeed ka soo saaray Xarigii Idaacaddaha Shabelle iyo SKY
(August 21, 2014)
Muqdisho:-Xeer Illaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa soo saaray caddeyn ku aadan falkii 15-ka Agoosto lagu soo xiray Idaacadaha Shabeele iyo SKY FM iyo qaar ka mid ah shaqaalaha labada

« Previous PageNext Page »