Puntland iyo Xildhibaanada DFS ee Puntland oo shir wada tashi ah uu uga socdo xarunta madaxtooyadda ee Garowe.

August 18, 2014 - Written by Editor

plGaroowe:-Waxaa shir wadatashi ah uga socdaa xarunta madaxtooyadda ee magaalada Garoowe  Xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Eng.Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar ‘’Camay’’  iyo xubno ka tirsan  golaha wakiiladda ee Puntland. Shirka wada tashiga ee ka socda xarunta madaxooyadda ee magaalada Garoowe ayaa waxaa shir gudoominaya Madaxweynaha dowladda Puntland Dr .Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaan laga doodayaa khilaafka ka dhashay maamulka loo samaynayo Gobolladda dhexe iaydoo la filayo in shirkaan uu ka soo baxo go.aamo ay ku midaysan yihiin Xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda dowladda Puntland.

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online