Xafladii Qalin jabin ah oo lagu qabtay Machadka Caa’isha ee Laascaanood.[Masawiro]

August 7, 2014 - Written by Editor

IMG_9769Xaflad Ballaaadhan oo Shahaado Lagu Gudoonsiinaayey 250 Arday oo dhameysey Machadka Diiniga ah ee Caa’siha ee Magaalada Laascaanood ee Gobol ayaa Galabta Lagu Qabtay Xarrunta Mac-hadka Caa’isha Ee Magaalda Laascaanood e Gobolka Sool.

Xafladan oo ay ka soo qayb galeen Culimada Waawayn ee Gobolka Sool Sheekh.C/Naasir Xaaji Axmed , Sh Maxamuud Maxamed Xalliike , Maamulaha Jaamacada Bariga Africa Farceeda Buhodle Cabdi Shaafi, Gudoomiyaha Dallada Ardayda Macaahida Shareecada ee Somalia ka Qalin Jabisey Dr C/Raxmaan Xasan  iyo Mari Sharaf kale oo tiro badan ayaa Si aad u Qurxoon Ugu Soo dhamaatey jawi degan .

Maamulaha Machadka Caa’isha Saciid Axmed Cadar ayaa warbixin guud ka bixiyey Machadka , Isagoo sheegey in Dufcada Hada Qalin Jebisey ay Tahay Dufacadii 7  aad oo ka Kooban 250 hablood . Wiilasha oo ah  60  iyo  Gabdhaha oo ah 192 Hablood , uu Sanadkan ka mid noqon doona Ardayda Machadka Al-furqaan ee Shareecada iyo Barashada iyo Culuuumta Shareecada Islaamka .

2004 /7 /1 ayey ahayd Markii laga Furey Machadka Caa’isha Magaalada Laascaanood  isagoo soo saarey Arday aad u badan oo Boqolaal gaadheysa (Ku Dhawaad 1000 ) Arday. Macahdka waxaa dheer Isagoo ardayda bara fursado Shaqo oo ay dumarku U Baahan yihiin .

no images were found

Ahmed Said
lascanod,Somalia

Leave a comment

*

Archives
August 2014
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online