Ina godane ma Dhaga juun baa?!!!W/Q Sheekh Abdirazak Sugull
(September 3, 2014)
Qisaba qisay ku xusuusisaa, sheekana sheekey keentaaye, wararkii maanta lagu soo qoray mareegaha internetka ee ahaa duqeyntii Sablaale lagu bartilmaameedsaday saraakiisha Alshabaab, iyo in la leeyahay
Ardayda Jaamacadda Bariga Africa faraceeda Qardho oo Xaflad weyn u qabtay Bulshada ku nool Qardho [Masawirro]
(September 3, 2014)
Qardho:-Xafladaani oo ay soo agaasimeen ardayda wax kabarata Jaamacadda Bariga Africa faraceeda Qardho iyo kuwa sanadkaan ka qalin jabinaya ayaa waxaa loogu talalagalay in ardayda ay ku soo bandhigaan
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo Laabtay Muqdisho.
(September 3, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu ka soo qeyb galay xafladii Caleema saarka ee Madaxweynaha
AlShabaab oo iska baxay deegaano ka tirsan gobalka Galgaduud
(September 3, 2014)
Ceelbuur:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan DFS iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud gaar ahaa deegaannada
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan
(September 3, 2014)
Hiiraan:-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa maanta waxay la wareegeen gacan ku haynta Degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan.waxaana halkaas isaga baxay kooxda Al-Shabaab oo sanado dhowr ah gacanta ku h
Hay,adda SAAD oo dhar u qaybisay in ka badan 300 oo agoon oo ku nool magaalada JigJiga.[Masawiro]
(September 3, 2014)
JigJiga:-Hay,ada gargaarka iyo horumarinta deegaanka somaalida itoobiya (SAAD) ayaa deeq dhar ah soo gaadhsiisay qaar ka mid ah caruurta agoonta ah ee ku nool magaalada jigjiga. Deeqdan ay hay,adu man
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo dhaqdhaqaaq ciidan ka bilaabay gobalka Galgaduud
(September 3, 2014)
Galgaduud:-Ciidanka DFS iyo kuwa  AMISOM ayaa ka ambabaxay degmada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud, waxaana ay u dhaqaaqeen deegaaano u dhexeeya degmooyinka Ceel-buur iyo Dhuusamarreeb.