Khudbadii Jimce ee uu Sh Shibli ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi.[Dhagayso]
(September 26, 2014)
Nairobi:-Sh Maxamuud Maxamed Shibli oo khudbadii jimcaha maanta ka jeediyay masjidka alhidaaya aya waxa uu kaga hadlay fadliga ay leedahay 10ka maalmood ee bisha dulxija oo khamiisti shalay ahayd bilo
Boqor Burhaan oo casuumaad gaar ah u sameeyey Macalimiinta Masaaridda ee ku nool Qardho [Masawirro]
(September 26, 2014)
Qardho:-Casuumaadaan oo si gaar ah loogu sameeyey Macalimiinta Masaaridda ee wax ka dhiga Machadka Al-azhar ee magaalada Qardho ayaa lagu soo dhaweyey furitaanka Sanad Dugsiyeedka 2014-2015 waxaana ka
Magacyada dhalinyarada ku xiran Xabsiyadda dalka Yemen (Warbixin Muhiim ah)
(September 26, 2014)
Sanca:-Dhalinyaradan ku xiran dalka Yemen ee aan magacyadooda idiin soo gudbinayo ayaa ku kala xiran laba xabsi oo ku kala yaala Mukula iyo magaalada Sanca. Dhamaantood burcad-badeednimo ayey ku xukum
Golaha wasiiradda dowladda Puntland iyo Saraakiisha Ciidanka oo ku shiray Garoowe.[War-saxaafadeed]
(September 26, 2014)
Garoowe:-Golaha wasiiradda dowladda Puntland iyo Saraakiisha Ciidanka ayaa waxaa kulan gaar ah oo ay ku yeesheen magaalada Garoowe waxaa ay uga hadleen xaalada amaan ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax (Dhageyso)
(September 26, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Al-sadiiq waxaana maanta khudbada jeediyey Sheekh Dr.Aadan  Cali Saalax waxaa uu si wanaagsan uga hadlay alaha dhowree fa