Jaamacadda Bariga Afrika Faraceeda Garoowe oo lagu kordhiyey Kuliyadda Caafimaad.[Masawiro]
(September 7, 2014)
Garoowe:-Waxaa Jaamacada bariga Afrika faraceeda Gobolka Nugaal lagu soo bandhigay kuliyad cusub oo Jaamacada lagu soo kordhiyay oo ah kuliyada caafimaadka ee saraakiisha. Waxaana xafladaan ka soo qay
Falanqeyn Amiirka Cusub ee al-Shabaab Axmed Cumar Abu Cubaydah.(Dhageyso)
(September 7, 2014)
Kismaayo:-Ururka al-Shabab ayaa shalay ku dhowaaqay in Sheekh Axmed Cumar Abu Cubaydah uu yahay Amiirka Cusub ee Xarakada kadib markii duqayn toddobaadkii hore lagu dilay hoggaamiyihii hore ee ururkaa
Jaamacadda Badar International Oo Qayb Ka Furtay magaalada Boorama(Masawiro)
(September 7, 2014)
Boorama:-Munaasabad balaadhan oo loogu wanqalayay Jaamacadda Badar International University qaybteeda Gobolka Awdal  ayaa maanta ka dhacday Hotel Rays ee Magaalada Boorama waxaana ka soo qayb galay m
Golaha wasiirada DFS oo xilka ka qaaday Agaasimihii Hay’adda Nabad sugida
(September 7, 2014)
Muqdisho:-Golaha wasiirada ee DFS  ayaa maanta kulan deg deg ah oo ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay xilka uga ka qaadeen Agaasimihii guud ee Hay’adda Nabad sugidda ee DFS Cabdullaahi Maxam