Qarax lagu laayey Masuuliin ka tirsan Mujaahidiinta Axraar Shaam oo ka dhacay Idlib
(September 9, 2014)
Suuriya:-Wararka ka imaanaya dalka Suuriya gaar ahaan magaalada Idlib ayaa sheegaya in qarax weyn laga maqlay goob uu shir uga socday hogaanka sare ee Mujaahidiinta Axraar Shaam oo ka tirsan Jabahada
Bayaan& Baaq nabadayn Beelaha ku dagaalamaya Mandera & Wajir(Akhriso)
(September 9, 2014)
Nairobi:-Annaga oo ah culimada & Hay'adda hoos ku xusan waxaan kulan ka yeelanay dagaalada sokeeye ee soo noqnoqday una dhaxeeya laba kamid ah beelaha Soomaaliyeed ee wada daga gobollada Mandera &
Taliyaha Ciidanka Booliska DFS oo ka warbixiyay amniga Caasimadda.
(September 9, 2014)
Muqdisho:-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, S/guuto Maxamed Sh. Xasan Ismaaciil, ayaa tilmaamay ciidamada Booliska Soomaaliya guulo waaweyn in ay ka gaareen sugidda amniga magaalada Muqdisho, kad
Puntland oo sheegtay inaysan wax walaaca ka qabin firxadka Alshabaab (Dhageyso)
(September 9, 2014)
Garoowe:-Wasiirka amniga dowladda Puntland Xassan Cismaan Maxamuud Alloore ayaa markii ugu horeysay ka hadlay howlagalada ka socda koonfurta Soomaaliya kuwaas oo ay wadaan ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM
Xaflad soo dhaweyn ah oo loogu sameeyay magaalada Leicester Xildhibaan Abuukate Daahir Xassan.[Masawiro]
(September 9, 2014)
Leicester:-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay si wadajir ah usoo wada qaban qaabiyeen qaar ka mid ah aqoonyhanada iyo waxgaradka Soomaaliyeed ee magaalada Leicester ayaa lagu qabtay mid ka
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland ”Wasiir Soo-cade awood u ma leh in uu kala diro maamulka Rugta Ganacsiga.”
(September 9, 2014)
Garoowe:-Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland Siciid Xuseen Ciid aya wax laga xumaado oo sharci daro ah ku tilmaamay go'aan ka soo baxay  Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Maxamuud Xasan
Waa kuma Hogaamiyaha cusub ee Ururka Al-shabaab Axmed Diiriyey C/kariim Taariikh Kooban
(September 9, 2014)
Waxaan maqaalkaan gaaban ku eegayaa Taariikh kooban oo ku saabsan hogaamiyaha cusub ee ururka Al-shabaab ee dhawaan loo doortay in uu bedelo booskii hogaamiyihii hore  Axmed Cabdi Godane oo lagu dila
HRW: AMISOM Kufsi ayay Somalia ka Geysteen (Dhageyso)
(September 9, 2014)
Hay’adda Xuquuda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ku eedeysey ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM inay kufsi u geystaan gabdho yaryar oo Soomaali ah, kuwaas oo inta badan xeryaha c