Ra’iisul Wasaare DFS oo canbaareeyey Qaraxa ka dhacay Muqdisho
(October 12, 2014)
Garoowe:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u canbaareeyey weerarka argagaxiso ee lagu bartilmaameedsaday dad rayid ahaa oo ku su

(October 12, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Dooxada Jibagalle oo ku taala duleedka Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland qado sharaf ugu sameeyey Raysal Wasaar

(October 12, 2014)
Garoowe:-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo madaxda dowlad gobolleedka Puntland ayaa si wadajir ah uga qeyb-galay magaalada Garoowe ee xarunta Pun

(October 12, 2014)
Muqdisho:-Ugu yaraan 10 qof oo rayid ah ayaa ku geeriyoodey tiro intaas badanna way ku dhaawacmeen ka dib markii qarax ismiidaamin ah caawa uu ka dhacay jidka Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho. Cadow iima ah W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(October 12, 2014)
Ninkii jecel Ilaahay iyo rasuulkiisa, diinta islaamkana rumaysan oo qadarinaya waa walaalkay igu leh xuquuqda walaalnimada xataa haddii uu i nicibyahay ama i colaadiyo ama uu nicibyahay kooxdayda ama

(October 12, 2014)
Boosaaso:-Waxaa ku soo gabagaboobay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari tababar ka socda labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaana uu ka socday Hoolka shirarka Mu'asasada Al-Minhaaj tababark

(October 12, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib u furay safaaradda dowladda Shiinaha ee Soomaaliya waxaana munaasabada dib u furida safaarada Shiinaha lagu qabtay xarunta Safaaradda e

(October 12, 2014)
Garoowe:-Ra’isal wasaaraha DFS Dr. Cabdiweli Sheikh Maxamed ayaa maanta waxaa uu daah-furay shir looga hadlayo xaalufka iyo deegaanka, kaas oo lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland .

(October 12, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Wariye C/risaaq Jaamac Black oo ah Wakiilka TV Somali Channel lagu dhaawacay agagaaka hoygiiisa waxaana dhaawaca u geystay koox aan il

(October 12, 2014)
Sudan:-Raabidada ardayda soomaaliyeed ee caalamiga ah ee xarunteedu tahay sudan gaar ahaan khartoum hoostagtana jamacada ictisaam bilkitaab wa sunnah,ayaa soo agaasintay rixlo ama dalxiis ay ka qayb
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|