Dhibaato lagu hayo Masjidka Al-Huda ee magaalada Flen ee dalka Sweden.(Daawo)

October 14, 2014 - Written by Editor

flenmoskeFlen:-Waxaa dhibaato iyo weerar joogto ah lagu hayaa Masjidka Flen ee dalka Sweden waxaana masjidka la weeraray ilaa 5 goor.Halka uu Masjidka ku yaal ayaa waxay horey u ahayd Kaniisad ilaahay qeyrkiis lagu caabudo waxayna jaaliyada Flen ku guuleysteen in ay Masjid ka dhigaan

Muslimiinta ku dhaqan Flen ayaa walwal ka muujiyey weerarada lagu hayo Masjidka waxaana ayna codsi u jeediyeen muslimiinta meel walba ay joogaan in ay garab istaagan.

Hoos ka Daawo Dhibaato lagu hayo Masjidka yaal magaalada Flen ee dalka Sweden.

WQ. C/caziiz Baliile
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online