Mu’asasada Al-Minhaaj oo dowro tababar ah u furtay Dumarka Macalimiinta ah ee Boosaaso.[Masawiro]
(October 16, 2014)
Boosaaso:-Waxa maantay ka bilowday markazka way nee Al-Rowda ee magaalada boosaaso, dowro lagu tababarayay dumarka ducaada ah ee wax ka dhiga goobaha waxbarashada ee magaalada boosaaso, siada dugsiyad Sh.Umal iyo Sh.Mustafe Xaaji oo muxaadaro u jeediyey ardayda Jaamacada Madiina (Dhageyso)
(October 16, 2014)
Madiina:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Mustafe Xaji Ismail ayaa muxaadaro waxay u jeediyeen ardayda dhigata Jaamacada Islaamiga ee Madiina Munawara waxaana ay aad ugu booriyeen ardayda in ay ku Madaxweynaha PL iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyey magaalada Addis ababa.
(October 16, 2014)
Addis-Ababa:-Madaxweynaha Dawlada Pauntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti balaadhaan oo uu hogaaminayo ayaa si balaaran loogu soo dhaweeyay magaalada Addis-Ababa ee caasimada dalka Ethiopi Kulan-cilmiyeed ka furmay magaalada Galdogob ee gobolka Mudug[Masawiro]
(October 16, 2014)
Galdogob :-Habeenimadii khamiistu soo galaysay ee ku beegnayd 15/10/2014 ayaa lagu qabtay masjidka Jaamaca ah ee magaalada Galdogob ee gobolka Mudug kulan-cilmiyeed balaaran oo ay soo abaabuleen culum Madaxweynaha Puntland oo ka dhoofay Garoowe kuna sii jeeda dalka Britain[Cod/Masawiro]
(October 16, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Garoowe iyagoo ku sii jeeda magaalada London ee caasimada dalka Ing Raisulwasaaraha DFS oo la kulmay Madaxweynaha dalka Burundi (Masawiro)
(October 16, 2014)
Burundi:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa magaalada Bujumbura kula kulmay Madaxweynaha dalka Burundi, Mudane Pierre Nkurunziza, Madaxweyne ku-xigeenka, Mudane Prospe
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|