Madaxweynaha PL iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyey magaalada Addis ababa.

October 16, 2014 - Written by Editor

IMG_3282AddisAbaba:-Madaxweynaha Dawlada Pauntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti balaadhaan oo uu hogaaminayo ayaa si balaaran loogu soo dhaweeyay magaalada Addis-Ababa ee caasimada dalka Ethiopia oo ay gaareen  12:00 duhurnimo ee maanta. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa ku sugnaandoona magaalada Addis-Ababa ilaa iyo maalinimada Sabtida ah oo uu saqbadhka ka dhoofidoono.

Madaxweyne Gaas ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Addis-Ababa waxaa uu la kulmi doonaa madaxda dalka Ethiopia iyo madaxda beesha caalamka ee xaruntoodu tahay magaaladaasi.

Wuxuu maalinta sabtida ah  ee 18 october gaadhi doonaa magaalada London halkaas oo uu kaga qayb geli doono shir caalami ah oo looga hadli doono maalgashiga Afrika, shirkaas oo ay ku casuuman yihiin madaxweynayaasha Afrika.

no images were found

Xafiiska Warfaafinta, Wacyigelinta, Hiddaha
 Iyo Dhaqanka Ee Madaxtooyada Puntland.

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online