Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo 21 Garsoore shaqada ka joojiyey

October 29, 2014 - Written by Editor

xasan1Muqdisho:-Waxaa Digreeto ka soo baxday saaka Xafiiska Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa uu shaqada ka fariisiyey ilaa 21 garsoore oo ka tirsan Maxkamadda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya kana howl gala magaalada Muqdisho. Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Cali Daahir ayaa Digreetada ka soo baxday xafiiska madaxweyna waxaa uu u akhriyey saxaafadda Garsoorayaasha shaqada laga fariisiyey ayaa waxaa ay iskugu jiraa kuwo hore iyo kuwo cusub oo dhawaan bilaabay shaqada.

Hoos ka akhriso Digreetada uu Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh shaqada uga eryey ilaa 21 Garsoore

no images were found


no images were found

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online