Shirkii maalgashiga Afrika oo maalintii 2aad London ka socda iyo Madaxweyne Gaas oo ka hadlay.[Masawiro](October 21, 2014)
London:-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas ayaa maalintii labaada ku guda jira ka qayb qaadashada shirweynihii maalgashiga Afrika ee ka socda Magaalada London ee xarunta wadam
Isbedel dhinac amniga oo laga dareemayo magaalada Gaalkacyo.[Daawo Video](October 21, 2014)
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa laga dareemayaa amni buux waxaan ay dadweynaha reer Gaalkacyo ay ka nasteen dilal qorshayn oo kooxaha burcad ah iyo amniyaadka ururka Al-shabaab Madaxweynaha PL oo laga waraystay Shirka maalgashiga Afrika ee London.[Dhagayso]
(October 21, 2014)
London:-Shir ku saabsan maalgashiga Afrika ayaa maalintii shalay ahayd ka furmay magaalada London ee dalka Britian. Shirkaas oo labo maalmood soconaya ayaa maanta la soo gabagabeynayaa. Shirka waxa ka
Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf oo bulshada uga digay Shirkad Ribada wax ku iibisa.[Dhagayso](October 21, 2014)
Waxaa maantay masjidka Al-huda Magaalada Garowe kalimad qayim ah ka jeediyay Sh.Maxamuud Xaji Yusuf Waxaana Kalimadaani oo laga sii daayay Inta badan Idaacadaha Maxaligaa uu Sheekhu kaga hadlay Shir
Maxay kala yihiin Shirarka is feersocda ee ka socda magaalada London.[Masawiro](October 21, 2014)
London:-Waxaa magaalada London ee caasimada dalka Ingriiska ka soco ilaa labo shir oo ay ka kala qayb galayaan Madax Soomaaliyeed oo kala metalaya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland ,waxaan l
Taariikhdii Dahabiga ahayd ee Dacwada ee dalka Soomaaliya Sh C/naasir Xaji Axmed [Daawo Video +Cod](October 20, 2014)
Laascaanood:-Halkaan Waxaan idiinku soo gudbineynaa caawa Muxaadaro Qiimo badan oo aad loogu baahi qabey , Muxaadaradaan oo uu galayd dhawaan Sheekh C/Nasir Xaaji Axmed Alle ha dhawree.Sheekh Wuxuu Mu
Shirkii Maalgashiga Afrika oo ka furmay London Iyo Madaxweynaha PL oo ka qayb galaya.[Masawiro](October 20, 2014)
London:-Madaxweynaha dawlada Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas ayaa saaka ka qayg galay shirkii maalgashiga wadamada Africa “The Globel African Investment Summit” oo saaka ka furmay magaalada
Boqor Burhaan Boqor Muuse oo si weyn loogu soo dhaweeyey Baran(October 20, 2014)
Baran:-Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka waxaa si ballaaran loogu soo dhaweeyey duleedka mgaalada Baran, Issimo , Boqorka beelaha Daarood Boqor Burh
Maxkamadda dambiyada ee Puntland oo maanta fulisay xukun qisaas ah (Masawiro+Cod)(October 20, 2014)
Qardho:-Maxakamada dambiyada culus ee Puntland ayaa maanta waxay dil qisaas ah ku fulisay gacan ku dhiigle Maxamad Warsame Saxar oo horey u dilay Cabdullaahi Faarax Gaacshe oo ahaa taliyaha ciidanka
Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Puntland oo la kulmay Madaxa Hay’adda WFP ee Soomaliya(October 20, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Puntland ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay ayaa Maanta Xafiiskiisa Xarunta Madaxtooyada dowladda Puntla
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||

