Taariikhdii Dahabiga ahayd ee Dacwada ee dalka Soomaaliya Sh C/naasir Xaji Axmed [Daawo Video +Cod]

October 20, 2014 - Written by Editor

shcnasirLaascaanood:-Halkaan Waxaan idiinku soo gudbineynaa caawa Muxaadaro Qiimo badan oo aad loogu baahi qabey , Muxaadaradaan oo uu galayd dhawaan Sheekh C/Nasir Xaaji Axmed Alle ha dhawree.Sheekh Wuxuu Muxaadarada Kaga Hadlayaa Taariikhdi Dahabaiga ahayd ee Dacwada iyo Halgamayaashii Taariikhda Soomaali ak galay Baalka Dahabka ah , Iyagoo Ka Badbaadiyey Ummada Soomaaliyeed Caqiiqadoodii iyo Fikradaha qalloocan ee ka jira Wadamada Islaamka Qaarkooda Sida Shiicada, iwm .

Sh C.Naasir Xaaji Axmed Waxaa Sheekh ka mida halgamayaashii iyo Aas aasayaashii Taariikhda Dacwada ee Gayiga Somalia , gaar ahaan Waqooiga Soomaaliya . Sheekha Wuxuu Ka Waramay Xaaladihii adkaa ee ay  La Soo Mareen Dacwada Isaga iyo Culimo Badan oo oo ay Ka Wada Shaqeeynayeen Dacwada Islaamka  ee Dhulka Soomaaliyeed .

Baahida ugu wayn ee loo qabo waa Dhanka Da’yarta Diinta Baratay ee Dacwadana Ku Jirta Barashadeeda iyo Faafinteeda , Waxayna Shiikha Waydiiyeen Su’aalo Badan oo Ku Saabsan Taariikhda Dacwada Somalia.

Hoos ka Daawo Muxaadarada Sheekh Cabdinaasir Xaji Axmed Taariikhdii Dahabaiga ahayd ee Dacwada Ee Soomaaliya (Daawo)

Halkan ka dhageyso Muxaadarada Sheekh Cabdinaasir Xaji Axmed Taariikhdii Dahabaiga ahayd ee Dacwada Ee Soomaaliya

[audio:https://www.halgan.net/Mp3/Tariikhda_Dacwada.mp3]

ama Halkan Mp3

Mawliid Isma Haradigeed
Laascaanood Somalia

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online