Puntland iyo DFS oo maanta saxiixay Heshiiska ay wada gaareen

October 14, 2014 - Written by Editor

medium_pLBYMeuaGaroowe:-Waxaa saaka si rasmi ah loo saxiixay heshiis ay wada gaareen DFS iyo dowladda Puntland waxaan uu heshiisku ka dhacay xarunta wasaaradda cafimaadka dowlada Puntland ee Garoowe. Ilaa 12 Qodob ayaa labad dhinac ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Puntland ayaa waxaa saxaafadda u akhriyey Wasiirka hiddaha iyo tacliinta sare ee dowladda Federalka Soomaaliya Ducaale Aadan.

Heshiiska saaka ka dhacay xarunta wasaaradda cafimaadka dowlada Puntland ee Garoowe ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay, Wakiilka ururka Igad ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey ,safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Macheil Cervone, iyo Safiirka Itoobiya ee dalka Soomaaliya.

Wixii soo kordha dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaahu.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online