Ma Jirto Mushahaar ah iyo Xuquuqo ka maqan Ciidamadda Dowladda Puntland.[Warsaxaafadeed]
February 28, 2017 - Written by EditorGaroowe:-Wasaaradda maaliyadda dowladda Puntland Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland C/laahi Sh.Axmed ayaa warsaxaadeed ka soo baxday xafiiiskiisa waxaa lagu xusay in aysan jirin cabashooyinka la xiriira mushahaarooyinka iyo xuquuqda ka maqan ciidanka difaaca Puntland ee dhawaan qabsaday xarunta Golaha Baarlamaanka ee Puntland.
Hoos ka daawo warsaxaafeedka ka soo baxay Wasaaradda maaliyadda dowladda Puntland no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net