Madaxweynaha dowladda Puntland oo waraysi siiyey Daljir arrimo badana ka hadlay.[Dhagayso]
February 27, 2017 - Written by EditorBoosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siinayey Idaacadda Daljir waxaan uu ka xog waramay xaaladda guud ee Puntland. Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas, ayaa meelaha uu ka waramay waxaa ka mid ah waxqabadka dowladdiisa,arrimaha ammaanka, dhaqaalaha, abaaraha, jira iyo wax uu ka qabtay kaabayaasha dhaqaalaha waxaan waraysiga la yeeshay Wariye Axmed Sh Maxamed Tallman.
Hoos ka Dhagayso waraysiga Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas
M_M_Deeq
Halgan.net