Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo oo u ambabaxay Wadanka Sacuudiga
February 23, 2017 - Written by EditorMadaxweynaha JFS ayaa waxa uu saakay u ambabaxay dalka baqortooyada Sacuudiga Carabiya waana safarkiisii ugu horeeyey ilaa intii loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa waxaa safarkiisa ku wehliynayeen , Wasiiro , xildhibaano ka tirsan labada aqal ,taliyaha ciidanka Booliiska iyo masuuliyiin kale.
Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa waxaa uu casumaad ka helay boqorka dalka Sacuudiga .
A/Cawale
Halgan.net