Xaflada caleema saarka Madaxweynaha JFS oo ka socota xarunta Ciidanka Cirka Afasiyooni [Daawo Live]
February 22, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Xaflada caleema saarka Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa ay si rasmi ah uga socotaa xarunta Ciidanka Cirka Afasiyooni ee magaalada Muqdisho,waxaan xaflada ka soo qayb galay Madaxweynayaasha dalalka Kenya, Jabuuti , Madaxweyne ku xigeenka dalka Sudan,Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya iyo xubno ka tirsan beesha caalamka.
Hoos ka daawo Live Xaflada caleema saarka ee Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
A/cawaale
Halgan.net