Qarax lagu weeraray maqaaxi ku taal Agagaaraha dekedda magaaladda Muqdisho
(May 24, 2017)
Muqdisho:-Qarax xooggan ayaa goor dhow oo galabta ah ka dhacay Maqaaxi ku taal Xerada Sheelare oo ka soo horjeeda Soomaali Fruit oo ku dhow Dakedda weyn ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa wararku s
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/05/DSC_0024.jpg)
(May 24, 2017)
Garoowe:-Nadwadaan oo halku dhigeedu ahaa soo dhawaynta Bisha ramadaan ayaa lagu qabtay Masjidka weyn ee Al-Huda ee magaalada Garowe waxaan ay Nadwadaan ay socotay Hal habeen iyadoo dadweynuhu ay si w
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/05/IMG_5512.jpg)
(May 24, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa saaka subax nimadii 24, May, 2017, qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabil
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/05/Boosaaso1.jpg)
(May 23, 2017)
Boosaaso:-Wararka ugu danneeyey ee ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in laamaha amnigu ay aqoonsadeen qofka caawa qarax ka geysatay magaalada Boosaaso. Qofka Ismiidaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/05/1-1.jpg)
(May 23, 2017)
Wararka ka imaanaya magaalada Bosaaso ee Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in qof ismiidaamiyay uu isku qarxiyay bar kontorool oo ciidamada Puntland ay gaadiidka ku baadhayeen. Goobta qaraxa l
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2011/09/Shcabdinasir12.jpg)
(May 23, 2017)
Laascaanood:-Waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa muxaadaraad ku saabsan Ramadaanka oo uu Sh.C/naasir Xaaji Axmed uu ka jeediyey sanadkii 2012 Masjid ka Jaamaca ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/05/khere1.jpg)
(May 23, 2017)
Muqdisho, 22 May 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday xarunta Ciidamada wadajirka ah ee fulinaya Qorshaha Xasilinta Caasimada Muq
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/05/96171935_672f16c2-b934-4345-b310-e3f01335db11.jpg)
(May 23, 2017)
Manchester:-Labo iyo labaatan ruux oo ay ka mid yihiin carruur ayaa hadda la ogyahay in ay ku dhinteen 59 kalana ay ku dhaawacmeen weerar argagixiso looga shakisan yahay oo ka dhacay magaalada Manches
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/05/IMG_5172.jpg)
(May 22, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.C/xakiin Xaji C/laahi Cumar Camey ayaa maanta subaxnimadii 22 May 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe kulan kula yeeshay w
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/05/vlcsnap-2017-05-19-17h17m37s695.png)
(May 21, 2017)
Garoowe:-Mu’asasada Al-minhaaj Dacwada iyo Horumarinta Arrimaha Bulshada Xafiiskeeda Gobolka Nugaal oo gacan ka helaysa Jumciyada Khayrigaa ee (Shaariqa Al-Khayriya )Oo Fadhigeedu yahay dalka Emaara
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|