Ra’iisul wasaaraha DFS Xassan Cali Kheyre oo warqad amar ah u diray Wasaaradda Maaliyada.[Akhriso]
May 2, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa waxaa warqad amar ah u diray Wasiirka Maaliyada ee dawladda Faderaalka Soomaaliya , taas oo amar buuxa lagu siinayo Masuuliyiinta Wasaaraddaas.
Hoos ka Akhriso warmurtiyeed ka soo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha DFS Xasan Cali Kheyre no images were found
A/cawaale
Halgan.net