Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sheekh Maxamed Umal (Daawo)

August 11, 2017 - Written by Editor

Nairobi:-Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Amniga Nabadgelyada iyo Khatarta Fowadada

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa Khudbadiisa Diirada ku saaray Shaqaaqo ka dhacday magaalada Garisa oo la gubay guryo iyo Suuqyo .

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa uga digay Siyaasiyiinta isku soofeynaya dadka iyo in dadka ay ka foojignaadaan kuwa isku soofeynaya.
Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ka jeedyey Masjidka Abubakar Assadiq ee Nairobi Af-Soomaali.

Salaf Media
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2017
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online