Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo baaq ka soo saaray Colaad deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool
January 29, 2018 - Written by Editor
Muqdisho:-Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa saaka baaq nabadeed u diray madaxda S/land iyo Puntlad iyagoona ugu baaqay in colaada ka dhex jirta lagu dhameeyo wada hadal waxaan ay labada dhica ugu baaqeen in laga fogaado in dhiiga dadka shacabka ee muslinka ah uu isku daa.
Hoos ka Akhriso baaqa nabaded ee Hay’adda Culimada Soomaaliyeedu direen Madxada Puntland iyo S/land
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2543″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
A/cawaale
Halgan.net

.gif)

