Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyey degmooyinka Waaciye iyo Carmo

January 11, 2018 - Written by Editor

Carmo:-Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Waaciye ee gobolka Karkaar. Wafdiga Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kala kulmay shacabka degmada Waaciye ee Maamulkaba soo dhaweyn heer sare ah waxaan madaxweyne Farmaajo uu bogaadiyey soo dhaweynta loo sameyey xili waqtigu ahaa mid aad u kulul oo dadweynuu ay iskugu soo baxen wadoyinka degmada Waaciye .

Wafdiga Madaxweyne JFS Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa waxaa safarka ku weheliya madaxweynaha Dawladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas, Xidhibaano ka tirsan dowladda Puntland iyo dowladd Federaalka Somaaliya. Wafdiga Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo aya safarkoda ugu gudnbay degmada Carmo ee Gobolka Bari waxaan sidoo kale loo soo dhaweeyey Madaxweynaha si aad u heersaraysa waxaan saacadaha soo socda uu madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ay u gubi doonaa magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga ee Gobolka Bari.

Wafdiga Madaxwynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa inta ay joogaan magaalada Boosaaso waxaa ay la kulmi doonaa maamulka Gobolka Bari , kan degmada iyo Issimada ,culimada  iyo waxgaradka Gobolka Bari

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online