Ra’iisul wasaare Khayre oo xilkii ka qaaday Wasiirka arrimaha gudaha ,kan dibada iyo wasiirka ganacsiga
(January 4, 2018)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre ayaa 3 wasiir xilalkii ka qaaday, isla markaasna 3 wasiir oo cusub uu u magacaabay xilalkaas bannaanaaday. R
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/maxresdefault.jpg)
(January 3, 2018)
Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed siiyey wareysi uu kaga hadlayo xaalada guud ee dalka, howlaha ugu muhiimsan ee Xukuu
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/3C49D31D-E79F-469A-B9DC-7B7D8A3E95A7_w1023_r1_s.png)
(January 3, 2018)
Doolow:-Wafdi ka socday dawladda Soomaaliya oo isugu jira wasiirro, saraakiisha socdaalka oo heer federaal ah iyo kuwa maamullada gobolka ayaa Isniintii booqday magaalada Beled Xaawo, Gedo, oo u dhow
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/5I2A2281-1.jpg)
(January 3, 2018)
Gaalkacyo:-Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 03 January 2018 waxaa uu baneeyey waddooyin kala xidhnaa magaalada Gaalkacayo ee xarunta gob
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/5I2A1867.jpg)
(January 2, 2018)
Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 02 January 2018 waxa uu kormeeray qaar kamid ah xarumaha dawladda ee magaalada Gaalkacayo. Madaxwaynaha ayaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/Warsaxaafadeed-1-001.jpg)
(January 2, 2018)
War-saxaafadeed ay soo saartay maanta Wasaaradda Arimaha Diinta iyo Ow-qaafta ee Soomaaliya ayaa amar lagu dul-dhigaay Maamullada Masaajidyada iyo Xarumaha Diinta lagu barto ee ku yaalla magaala
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/01/7.jpeg)
(January 1, 2018)
Goldogob:-Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dawladda Puntland Mudane. Maxamed Faarax Qambi ayaa manta oo ah bilawga sanadka cusub 01 January 2018 safar shaqo ku tegey Kastamka Tuur-dibi
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|