Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlada Puntland oo geeriyooday
January 26, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu tacsi u diray dhammaan Shacabka Puntland, Qoyska & Eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Wasiir C/nuur Cilmi (Biindhe) oo ahaa Wasiirkii Beeraha ee dowladda Puntland in muod ahna ku xanuunsanaa Isbitaal ku yaal magaalada Muqdisho.
Hoos ka Eeg warsaxaafadeedka ay dowlada Puntland ugu tacsiyeysay qoyska, Ehelada Wasiirkii Beeraha ee dowladda Puntland.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net