Adoo Naar ka cararaaya, Naar ha Kasban?!Maxaase ku sugaya Geerida ka dib Sh C/risaaq Suggle (Daawo)

April 27, 2018 - Written by Editor

Finland:-Waxaa sannad walba marka munsabadda Ramadaanku soo dhawaado aad la isugu diraa xadiit h Nabiga NNKH loo tiirinaayo , kaasoo la leeyahay qofkii ugu bishaareeya Ramadaanka qof kale naartuu ka badbaadayaa. Haddaba maxaa ka jira arinkaas, muxuuse yahay xukunka xadiithkaas, waxaad faahdaahinta arinkaas ka heleysaa vidoegaan ee daawasho wacan.

Maxaa ku sugaaya geerida kadib?!! Sheekh C/risaaq Suggle (Daawo)

Adduunyadaan aynu ku nool nahay qiime intee le’eg bay leedahay, markaad dhimato nasabkaagii, sharaftaadii iyo magacaagii waa ka harayaan… Haddaba hoos ka daawo hadal kooban oo arinkaas ka hadlaaya, qalbiga adduunyada raacayna daawo u ah.

Halgan.net
Finland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,306 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>