Dhagax dhiga Dhismaha Machadka Berbera ee lagu Barto Culuumta Shareecada (Masawiro)

April 2, 2018 - Written by Editor
Berbera:-Magaalada Berbera ayaa waxaa la dhagax dhigay Machadka  Berbera ee lagu barto Culuumta Sharciga  iyo Luqada Carabiga  1/04/2018 waxaa kasoo qaybgalay dhagax dhigaas culimada ugu caansan wadanka  iyo waxgarad farabadan oo Rer Berbera ah oo isugu jira Culumo , ganacsato, iyo waliba qaybo ka mida maamulka goblka iyo degmada . 

Waxaa ka mid ahaa:-

1)Isku duwaha wasaarda diina iyo awqaafta Sh Maxamed Axmed Xuseen  

1) Sheikh Sulaymaan Cumar Cige ( Gudoomiyaha Gudida dhismaha Machadka) 
 
2) Sheekh Dr Faysal Maxamed Cali  (Gudoomiyaha Jaamcada Al Najaax Burco) 

3) Sheekh Jimcaale Maxamed Xaashi 

4) Sheekh Cismaan Xaashi Yuusuf  

5) Sheekh Cabdilaahi Maxamuud Aadam (Gudoomiyaha Musasada Al Karam)  

6) Sheekh Cabdikariim Sh Maxamed Madar (Maamulaha Machadka Berbera)

7) jaamac yuusuf (Badhasaabka goblka saaxil )

 
 
Walaalayaal markazku wuxuu ku kacayaa lacag dhan 412,000$ (afar boqol iyo laba iyo toban  kun oo doolar) 
Hadaba waxaa lacagtaa kor ku xusan waxaa laga rabaa  Reer berbera guda iyo dibadba iyo dhamaan walaaalaha Muslimiinta ee Soomaaliyeed 
Wixii Faahfaahin ah kala xiriir
Telka   00252634144096
 
Halgan.net
Berbera

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,220 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>