Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka JFS oo beeniyey warar lagu faafiyey Warbaahinta
April 1, 2018 - Written by EditorMuqdisho:-Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu beeniyey warar lagu faafiyey baraha bulshada oo ah in uu saacadaha soo socda uu is casili doona ka dib khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre, khilaafkaas oo sababay kala qayb sanaan Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Hoos ka Akhriso warsaxaafeed ka soo baxday Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Federaalka
no images were found
A/cawaale
Halgan.net